Xog Deg Deg ah: Shabaab oo weerar isqarxin & Mid Toos ah u qorsheeyay...

War goordhow naga soo gaaray xarunta Dowladda Hoose ee Xamar ayaa sheegaya in Ammaanka xaruntaasi aad loo adkeeyay lana dhigay ciidamadii joogay kuwo ka badan. Ciidan Nabad sugid oo Wejiga u xiran yahay ayaa lagu...

DAAWO: Fannaankii hore Axmed Biif oo Farriin uu la ilmeeyay Dadka Soomaalida uga soo...

Fannaankii hore ee caanka ahaa Axmed Cabdikariin Maxamed (Axmed-biif) oo hore uga baxay fanka ayaa farriin qiiro leh oo uu la ilmeeyay kasoo diray isagoo ku sugan Xaramka barakeysan oo uu Cimro u joogay. Axmed...

DAAWO :- Maxaadan Ogeyn oo ka Socda Villa Somalia & Dowlada Qatar oo lacag...

Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa socda dayactir xoog leh oo wax weyn laga bedelayo amniga iyo guud ahaan qaab dhismeedka iridka la galo, iyadoo lagu soo kordhiyey qaab cusub iyo qalab amni oo...

DEG DEG+VIDEO-Boqolaal Katirsan Ciidanka Puntland oo Gaarey Furimaha Dagaalka Tukaraq iyo Saraakiil Kula Hadlay.

Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool gaar ahaan fariisimada ciidanka difaaca dowladda Puntland ayaa waxaa lagu soo dhoweeyey cutubyo katirsan ciidanka dowladda Puntland oo ka soo kicimay gobolo kala duwan. Ciidamadaan ayaa ka soo kicimay deegaamo...

XOG: Labo Nin oo kasoo jeeda Beesha Murusade iyo Nin Habar Gidir ah oo...

Axmed Cumar Abu Cubeydah, oo ah Hoggaamiyaha uug sareeya Al shabaab ayaa wajahaya labo xaalad oo aad u adag, Mida koowaad oo ah inuu xanuun la il daran yahay iyo tan labaad ah in...

Trump oo ku sii jeeda Singapore si uu ula kulmo Kim Jong-un

Kulanka ayaa lagu wadaa in uu qabsoomo maalinta Talaadada ee soo socota. Mr Trump ayaa sheegay in ay tahay hal fursad oo la siinayo heshiis nabadeed oo labada dhinac ay gaaraan. Waxa uu intaa ku daray...

WAR DEG DEG AH-Maxaa Caawa Ka Socda Furimaha Dagaalka Tukaraq ee Ciidanka Puntland iyo...

Xaalada deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa caawa degan inkastoo ay weli deegaankaasi ka taagan tahay cabsi dagaal ayna isku horfadhiyaan ciidanka Puntland iyo kuwa Soomaaliland oo deegaankaasi fariisimo kulahaa bilihii ugu damebeyey. Goob joogayaal...
video

Cajiib: Odayaasha Beesha Hawiye Oo Taageero U Muujiyey Somaliland iyo Puntland Xalkan Ka DAAWO

Odayaal dhaqameedka beesha hawiye ayaa maanta iskugu yimi kulan balaadhan oo ay kaga hadleen arimaha coladeed ee udhaxeeya somaliland iyo butland Waxaanay kulankooda ku cambaareeyen mamulka Puntland kuna sheegeen inay wadaan dhul balaadhsi ay ku...

Xog Cusub oo laga helay Geerida Wariye Hani Xaaji iyo Warar Sheegaya in…

Waxaa dalka Turkiga ku geeriyootay goor dhoweyd Weriye Hani Xaaji Maxamed oo ka mid ahayd saxafiyiinta ka howlgeli jiray magaalada Muqdisho ee ka tirsaneyd Telefishanka Universal. Wararka laga helayo dalka Turkiga aya sheegaya in allaha...

DAAWO :-Puntland oo 3-Shuruudood Oo Adag ku xirtay Joojinta Dagaalka ay kula Jirto Somaliland

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camey, ayaa shaaca ka qaaday in maamulka Puntland uusan joojin doonin dagaalka ka socda deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ilaa Soomaliland Ciidamadeedu ka wada laabtaan Sool. Cabdixakiim Camey...

Xulka Wararka