DEG DEG :-Saraakiil ka tirsan Shabaab Oo gacanta lagu dhigay Iyagoo qorsheenayay Weerar gaadmo...

Ciidammo ka tirsan Guutada qeybta 12-ka April ee Xoogga dalka Soomaaliyeed oo Bar Koontarool ku leh deegaanka Calamada ayaa ka hortagay weerar gaadmo ahaa oo ay soo qaadeen shan nin oo ka tirsan Al-shabaab,...

DEG DEG DAAWO :-Wasiir Caan ah Oo Kashiifay Wax Layaab leh uu kusoo Arkay...

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay iney diiwaan geliyeen shirkadaha Ganacsi ee ku yaalo Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho kuwaasi oo intooda badan hoostaga Qaramada Midoobay. Wasiir Beyle ayaa sheegay iney bilaabeen...

War Deg Deg ah :-Qarax Xoogan oo Hada ka dhacay Muqdisho

Darawal bajaajle ahaa ayaa dhintay halka askari ka tirsanaa ciidamada amaanka uu dhaawacmay, kadib markii Mooto bajaaj ay saaraayeen lagu tuuray bam gacmeed, iyaga oo marayay halka loo yaqaan Shaneemo Cabdiwaayeel oo ka tirsan...

Daawo:Wasiirkii Arimaha dibada Ingiriiska oo sameeyay dhacdo siweyn looga hadal haayo dunida hore Oga...

Qaar kamid ah wariyaasha ka howl gala warbaahinta caalamiga ayaa gurigiisa ku booqday wasiirkii hore ee arimaha dibada ee dowlada Ingiriiska oo xiligaan siweyn looga hadal haayo warbaahinta caalamka madaama ku furanyihiin xaalado siyaasadeed. Wasiirka...

Axmed Shide Oo Awooda DDSI Gacanta Laga Saaray & Xil Culus Oo Loo Magacaabay

Kadib Kulan ay ku lahaayeen Maalmahaan dambe Magaalada adis Ababa Xubnaha Xisbiga Dimoqradiga Ee Shacabka Soomaalida Itoobiya ayey ugu dambeyn Galabta doorteen Hogaamiye Cusub Oo Xisbigooda ah. Xilkaasi waxaa hayey Sanado badan Cabdi Maxamuud Cumar...

XOG: Kheyre oo Runta u sheegay Siyaasiyiinta Abgaal & Habargidir “Cadaadiska ka yareeya Xukuumada”

Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada xayaad ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre uu xalay kulan gaar ah oo Albaabada u xiran yihiin la yeeshay Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Beelaha Abgaal...

Abiy Ahmed oo markii ugu horeysay ka hadlay Xaaladda DDSI, baaqna u diray Soomaalida...

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qalalaasaha ka dhacay dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo keenay inuu is casilo madaxweynihii maamulkaasi oo xabsi guri ku jira magaalada Addis ababa. Ra’iisal wasaare...

Warbixin ku saabsan inta dal ee Passportka Soomaaliga lagu gali karo Visa la,aan (...

Ma sahlana mana fududa dal ay aafeeyeen colaado iyo dagaalo sokeeye ragaadiyeen in uu tartaran la galo wadamo ay nabad iyo amni iyo horumar ka socdaan. Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya iyada oo ka duuleeso...

Dowladda Eriteria oo Go’aan adag ka qaadatay Khilaafka Sacuudiga & Canada (Yay la safatay)

Dowladda Ertirea ayaa cambaareysay war kasoo baxay dowladda Canada oo ka dhan ahaa Boqortooyada Sacuudiga, iyagoo ku tilmaantay mid mas’uulyad darro iyo daandaansi ahaa. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Eriteria ayaa lagu sheegay in dowladda...

DAAWO Deg Deg: Erdogan oo Allah Talada Saartay, Hanjabaadii Trump, Xiisada Ruushka & Warar...

Kulanti Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha Warqaad.com kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeeyay ee caalamka. Wararka ugu waa weyn Caalamka Waxaa ka mid ah: HOOS KA DAAWO WARAR DEG DEG AH OO CAALAMKA NAGA SOO GAARAY [youtube http://www.youtube.com/watch?v=PtTCTibUyY8] Wararka ugu...

Xulka Wararka