War deg deg ah oo hadda nasoo gaarey iyo kooxo hubaysan oo goordhoweyd diley...

Wararka inaga soo gaaraya Qeybo ka mid ah Gobolka Shabellaha Hoose waxaa ay sheegayaan in Maanta Deegaanka Mareereey oo Duleedka ah Afgooye lagu dilay labo ruux oo shacab ah. Dadka deegaanka Mareereey ayaa inoo xaqiijiyay...

Saddex Sifo Oo Ay Wadaagaan Madaxwayne Farmaajo Iyo Donald Trump!

Waxaan umaleeyaa inay tahay warbixin cinwaankeeda uu aad u kulul yahay, balse haddii aad tahay qof garqaadanaya ilaa xad waxaad awooddaa inaad oggolaato macluumaadka ay xambaarsan tahay, uma bareerayo innaan ijaafayno madax waynaha qarankeena,...

DEG DEG (DAAWO) Sawir Farmaajo iyo Gabre oo shacabka Soomaaliyeed ka Calool Xumaadeen Balse….

Sawir 24-saac ee u dambeeyey lagu faafiyey baraha bulshada ee Soomaalida ku kulanta ayaa laga dhiibtay aaraa kala duwan oo ku aadan sawirka. Sawirka ayaa ahaa mid la farsameeyey loona ekeysiiyey inay wada taagan yihiin...

AKHRISO: War-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Arrimaha Somalia ee London lagu soo gebagebeeyey

War murtiyeed oo ka kooban dhowr bog ayaa laga soo saaray shirkii arimaha Soomaaliya ee London, ayadoo ay si wadajir ah shir gudoominayeen dowladda UK, madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo xoghayaha guud...

DHAGEYSO: Cabdiweli Gaas oo ku dhawaaqay Go’aanka Puntland Hadii Shirka London wax ka soo...

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay shirkii arrimaha Soomaaliya ee lagusoo gabagabeeyay magaalada London. Madaxweyne Gaas oo shirka kadib wareysi siiyay Radiyaha Daljir, ayaa sheegay inay caalamka u muujiyeen inay Soomaaliya...

Maxaa iska bedelay xiriirkii ka dhexeeyay R/W Kheyre iyo Yuusuf Garaad?

Sida ay kusoo waramayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay waxaa gaabis ku imaaday xiriirka Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Kheyre iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad. Ra’isul wasaaraha Xukuumada Xasan Kheyre ayaa la sheegay in...

Nuur Faarax: Ninkii Afkiisa Eeday

Dad waxaa ugu nasiib daran nin afkiisa eeday ama uu afkiisu dhaafiyay noloshi uu weligii raadinaayay, taasoo markuu soo gaaray meeshi uu u socday ama uu jeclaa ku waayay hadal carrabkiisa ka soo baxay...

Jahwareer weli ka taagan dilka kaaliyihi gudoomiyihi maxkamada sare

Waxaa soo baxaaya warar dheerad ah oo ku saabsan dil uu darawalka qaaska ah ee Janaraal Gaafoow u geystay Kaaliyihi Gudoomiyihi Maxkamada Sare ee dalka. Darawalka Gaafow ayaa dilay Marxuum Mursal Cumar oo ahaa shaqaale...

Muxuu Farmaajo ka yiri miraha kasoo bixi doona shirka ku soo dhamaaday London?

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo, ayaa shaaca ka qaaday in guul uu kusoo dhamaaday shirka uga furmay magaalada London. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in shirka London uu kasoo baxay mirro wanaagsan oo ay wada guran...

Ehelada Marxuum Mursal oo diiday in Meydka Wiilkooda La aaso (Sabab?)

Ehelada Marxuum Mursal Cumar oo ahaa shaqaale ka tirsanaa Maxkamada Sare ee dalka, isla markaana uu maalmo ka hor dilay darawalka qaaska ah ee Janaraal Gaafoow ayaa sheegay in Gaafoow uu ka shaqeynyo in...

Xulka Wararka