Akhriso: Qeyb Kamid Ah Qorshihii Al-shabaab Looga Saari Lahaa Dalk (XOG)

Dowladda Soomaaliya waxa ay maalmahan dambe wadday qorshe aad u bllaaran kuna saabsan in dalka ay ka saarto maleeshiyaadka Al-shabaab ka tirsan. Hadaba waxaan ogaannay qeyb kamid ah qorshaha dagaal ee dowladda Soomaaliya dooneyso iney...

Madaxa Jaaliyaadka Soomaalida ee Yeman oo ku tilmaamay Maxamed Cabdi Affey-ga UNHCR, “Nin...

Gudoomiyaha Jaaliyaadka Soomaalida ee Dalka Yemen ayaa Khamiistii ku tilmaamay Maxamed Cabdi Affey, Ergayga Arimaha Qaxootiga Soomaaliyeed u qaabilsan hay'adda QM ee UNHCR, "Nin beenaale ah". Isaga oo u jawaabaya kuwo la aaminsan yahay in...

Dayax Gacmeed Ciladoobay Oo Maalmaha Soo Socda Dhulka Ku Soo Dhacaya iyo Wadamada Khatarta...

Dayax-gacmeed aaney la socon wax cir-bixiyeeno ah laguna magacaabo Tiangong-1 oo China hawada sare u dirtay sanadkii 2011 ayaa Control-kiisii lumay wuxuuna ku soo dhacayaa dhulka isagoo Burbur ah in mudda ahna soo socday. Khubarada...

Somaliland oo shaacisay waqtiga sida rasmiga u dhaqan galayo Heshiiskii ay la gashay shirkadda...

Wasiirka Arimaha Dibadda Maamulka Soomaaliland Sacad Cali Shire ayaa markii ugu horeysay shaaciyay xiliga rasmiga ah ee la bilaabayo dhismaha Dekada Magaalada Berbera. Dhismaha Dekadaas ayaa mudo 5 Maalin ah ka hor ah la sxiixay...

Digniin Ha daawan Muuqaalkan Hadaad Ka Yar Tahay 18 Jir

digniin Ha daawan Muuqaalkan Hadaad Ka Yar Tahay 18 Jir. Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalkaas https://youtu.be/WLxunsewPis
video

Yaab Muqal Baraha Bulshada Aad Loga Hadal Hayo iyo Sheekh cusub Arin Mucjiso Ah...

Yaab Muqal Baraha Bulshada Aad Loga Hadal Hayo Sheekh Arin Mucjiso Ah Sameyay.. https://youtu.be/yHfVi7EUvhQ

DAAWO SAWIRADA: Qaraxii ka dhacay Muqdisho & Khasaaraha ka dhashay oo Kordhay

Qarax Gaari ayaa ka dhacay deegaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Saraakiisha Booliska ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in Gaari laga shakiyay isla markaan ay  qabteen ciidanka Ammaanka intii baaritaanka uu...

XASAASI: Afgambi Nooc Cusub oo ka dhacay Sacuudiga

Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdi Caziz ayaa sameeyay afgambi dastuuri ah kadib markii uu dhaxal sugihii 1aad Amiir Maxamed Bin Nayif uu xilka ka qaaday isaga oo jagadaasi ku wareejiyay wiilkiisa Maxamed Bin...
video

DAAWO: Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho iyo Tirada Dhimashada Oo Gaartay 18-qof

Qarax Gaari oo ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Maqaaxi lagu shaaxeeyo oo ka soo horjeeda Hotelka Wehliye ayaa waxa ku dhintay ku dhawaad 15-ruux halka tira kalana ay ku...

XASAASI: DF oo hanjabaad Culus ka soo saartay Hubka laga saaray Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa ka hadlay howlgalka xasilinta Caasimada Muqdisho ay wadaan ciidamo isku dhaf ah oo katirsan dowlada Soomaaliya. Waxa uu sheegay Wasiir Yariisow in howlgalka uu si...

Xulka Wararka