DEG DEG: Maxkamadda sare ee Dalka Holand oo dib u bilaabaysa dacwadii u dhaxaysay...

Maxkamad ku taalla dalka Holland ayaa mar kale muddo u qabatay Dacwad dhex taalla Guddoomiyaha G/Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) iyo Daahir Cabdulle Calasow oo ah weriye degan dalkaasi. Dacwadan oo muddo socotay ayaa Maxkamadda...

SAWIRRO: Wararkii ugu danbeeyay Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax Miino oo la sheegay in Geed ku yaalla wadadda dhinaceeda lagu xiray caawa ka dhacay magaalada, kaasoo geysay qasaare dhaawac ah. Qaraxa oo ahaa Miino kuwa...

DAAWO VIDEO ;-Ragii Fuliyay Dilalka Shaqsiyaad Caana h Oo Si Lama Filaan ah Loo...

Talisha Ciidanka Xooga dalka SOmaliya ayaa soo bandhigay Labao Rag ah kuwaas oo ku eedeysan inay dilal bareer ah ka geysteen Magaalada Muqdisho, Ragaan lasoo bandhigaya ayaa intooda badan ku Eedeysan inay dileen Askar ka...

DAAWO MUQAAL:-Qaabkii Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo diday in uu salanta ka qado madaxweynaha...

Madaxeynaha Somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa gaaray dalka Jabuuti halkaas oo uu kusoo dhaweeyay Madaxweynaha dalka Jabuuti Cismaaciil Cumar geele , Safarka Madaxweyne Farmaajo ayaa salka ku haya cilaaqaadka labada wadan oo sii xumaaday kadib...

Hayaay Daawo Gabdhaan yarta ah waxa ku dhacaya waad yaabi doontaa maanta +muuqaal naxdin...

Hayaay Daawo Gabdhaan yarta ah waxa ku dhacaya waad yaabi doontaa maanta +muuqaal naxdin badan [youtube http://www.youtube.com/watch?v=aGdwm3BwnF0]

WAR NAXDIN LEH :-Wiil Dhalinyaro Somali ah oo Lagu dilay Dalka Mareykanka

War Goordhaw naga soo gaaray Dalka Mareykanka gaar ahaan Magaalada Minayaabolis ee Gobolka Minasoora,ayaa sheegaya in Koox Dhalinyaro ah ay Magaaladaasi ay ku dileen Wiil Dhalinyaro ah oo Soomaaliya sida la Xaqiijiyay. Dilka Wiil Dhalinayarada...

War deg deg Ah: MD Geelle Oo Diiday Inuu La Kulmo Farmaajo & Xaalka...

Warar aan ka helnay Magaalada Jabuuti Ee Caasimada Dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ay Maanta barqadii gaareen Dalkaasi. Waxa Wafdigaan soo dhaweeyey Xubno uu ugu sareeyey R/wasaaraha Dalka Jabuuti...

DAAWO: Seekh Caan ah oo u xeran Somaliland oo Xabsiga kasoo dhex diray Fariin...

Sheekh aadan Sunne oo kamid ah Culimada ugu Caansan magaalada hargeisa oo Mudo dheer ku Jiray Xasbiga isagoo aan wax Xukun ah lagu ridin ayaa dhowaan Maxkamad ku xukuntay Xabsi dheer, Iyadoo lagu eedeeyay...

DEG DEG : Toogasho Naxdin leh oo Goordhow ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin bistoolad ku hubeysnaa uu weerar ku qaaday darawal mooto bajaaj, isagoo dhaawac culus u geystay. Weerarkan ayaa ka dhacay degmada Xamarweyne, gaar ahaan agagaarka masjidka Marwaas...

War Deg Deg Ah: Dagaal Xoogan Tukaraq Ka Socda iyo Ciidamadii Ku Sugnaa Furimaha...

Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi uu  ka bilowday dhaqdhaqaaq ciidan oo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo Puntland oo waayadan isku horfadhiyay jiidaha dagaalka  ee Tukaraq, Xiisaddaan dagaal...

Xulka Wararka