DEG DEG+DAAWO:Madaafiicdii ugu cuslayd oo ka dhacaysa Jiidaha hore & Khasaare laxaad leh oo...

Wararka Warsidaha .xayaad uu haatan ka helayo jiidaha hore ee dagaalka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in madaafiic culus ay is waydaarsadeen ciidamada Puntland iyo Somaliland. Madaafiicdani oo socotay muddo saacad ku dhowaad ah ayaa...

DEG DEG DAAWO : Shabaab Oo Hada Sheegaty Weerarka Tooska ah & Qaraxyada ka...

War rasmi ah oo kasoo baxay Kooxda Shabaab ayay ku sheegatay mas’uuliyadda weerar xooggan oo ka socda agagaarka madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. HALKAN RIIX SI’AAD U DAAWATO Al Shabaab waxay sheegtay in ciidamadeedu howlgal...

Kooxo Hubeysan Oo Sheekh Caan ah Ku Dilay Duleedka Muqdisho

Rag hubeysan ayaa saakay waxa ay duleedka Magalada Muqdisho ku dileyn Nin Oday ah,kadib markii ay wadada u galeyn Gaari nooca raaxada ah oo uu watay kadibna ay rasaaseeyeen,waxana Ninkaas lagu Magacaabi jiray Sheekh...

DEG DEG: Mas’uul DFS katirsan oo Goordhaw lagu qarxiyay Muqdisho & Xog sheegeysa…

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo Siyaasada ee maamulka degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir Abshir Kaaraan ayaa ka badbaaday Qarax miino oo lala beegsaday gaari uu la socday. Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka Ex-shineemo Cabdi Waayeel oo...

DAAWO MUUQAALKA; Qaraxyada & Weerarka lagu qaaday Nawaaxiga Madaxtooyada Somalia+(Faah faahin)

Wararkii u dambeeyay ee naga soo gaaraya goobihii qaraxyada ay ka dhaceyn ee Muqdisho ayaa haatan degan,waxana horay u jirtay in qaraxyada ka dib la maqlay rasaas xoogan. Laba gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha...

DAAWO SAWIRADA; Meydadka raggii fuliyay weerarkii ka dhacay Muqdisho & Shakiga dharka ay soo...

Abaaro 11:30 duhurnimo waqtiga magaalada muqdisho ayaa waxaa la maqlay laba qarax oo daqiiqado isku jiray, waxaana xigay dagaal dhax maray koox hubeysan iyo ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya. Dagaalka iyo labada qarax ayaa waxaa ka...

DAAWO MUUQAALKA: Askarta Shabaab ee Weerarka Tooska ah ku qaaday Villa Somalia oo la...

Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarro qaraxyo ah oo ka dhacay agagaarka madaxtooyada magaalada Muqdisho. AlShabaab war ay baahiyeen warbaahinteeda ku sheegatay in ciidamadeedu howlgal ka wadaan inta u dhaxeysa Hotelka SYL illaa iyo madaxtooyada,...

XOG: Saraakiisha Ajinabiga ah ee Ugaarsada Hilibka Xubnaha isqarxiya ee Shabaab oo Baaris bilaabay…

Dad goob joogayaal ah ayaa soo sheegaya in ragg cadaan ah oo xiran Jaakadaha Xabadda karin (Pullet Proof), lagu arkaya meelo ka mid ah goobihii maanta Al-Shabaab ay ka fuliyeen Qaraxyada iyo weerarka tooska...

DAAWO: Maxaa ka khaldamay Weerarkii Alshabaab u Qorsheeyeen Madaxtooyada Somalia..? [Xasaasi ah]

Warbixin dheeraad ah ayaa laga helay weeraro loo adeegsaday Gawaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa iyo dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab oo maanta lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya. Qaraxyada ooo mataane ahaa ayaa ka hor inta aysan...

DEG DEG: Shabaab oo ka hadlay Weerarka Tooska ah & Qaraxyada balse Hotel SYL...

War rasmi ah oo kasoo baxay Kooxda Shabaab ayay ku sheegatay mas’uuliyadda weerar xooggan oo ka socda agagaarka madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. Al Shabaab waxay sheegtay in ciidamadeedu howlgal ballaaran ka wadaan inta...

Xulka Wararka