AKHRISO: Musharixiintii ugu horeeyay ee isu taagay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya [Sawirro]

Waxaa durba soo baxay musharixiin dhowr ah oo shaaciyey inay u taagan yihiin xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo uu iska casilay Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari). Musharixiinta oo u badan kuwii waday mooshinka Guddoomiye Jawaari ayaa...
video

DAAWO: Yaa Loo Dooran Karaa Kursigii Jawaari iyo Halis u Wajihi Doono Kheyre Hadii...

Kursiga gudoonka golaha shacabka ayaa lagu soo waramaya in siyaasiyiin aan kasoo jeedin beesha u ka dhashay Pr, Jawaari ay isku soo sharaxi karaan Gudoonka golaha shacabka taas oo muran galin karto kursiga R/wasaare...

XOG; farmaajo-oo-5 nin-midkood-u-rabo-kursigii-jawaari-iska-casilay-magacayda

Gudoomiyaha cusub ee Golaha shacabka intaan nin mid filo kuna darso 5-taan nin waxaa dhamaan wada wata madaxda ugu awoodda badan ee dalka hogaamisa hadaba mar kale waxaa dagaal culus uu ka dhex bilaaban doonaa madaxda...

Danjiraha Imaradka U Fadhiya Somaliya Oo Shegay In Lacagtii Shalay Ee Wax Ka Ogayen...

Danjiraha dowlada Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya ayaa ka hadlay lacagtii shalay sida sharaf darada ah u qabteen Sirdoonka Somaliya gaar ahaan garoonka dayuuyadaha magaalada Muqdisho ee la sheegay inay u socotay Safaaradda Imaaraadka...

WAR DEG DEG: Jawaari oo Xanuunsan, Iscasilaadiisa, guusha Kheyre & Lacagtii Imaaraadka

Iyadoo mudo ay soo jiidameysay Khilaaf u dhaxeeyay Xildhibanaada Golaha Shacabka oo labo garab u kala jabay ayaa ugu danbeyn keentay inuu maanta is casilay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari. Wararkii ugu danbeeyay...
video

daawo-mahad-salaad-iyo-fiqi-oo-toos-loo-waeeraray-waa-tuugo-neceb-dowlada-ayuu-yiri

halkan hoose ka daawo cali xaraare oo dhulka la jaray xildhibaan mahad salaad iyo fiqi https://youtu.be/KipYySDzSNw

DHAGEYSO: Sidee Shacabka Muqdisho u Arkaan iscasilaada Jawaari & Guuxa dadweynaha maanta?

Qaar ka mid ah Shacabka ku nool magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa siyaabo kala duwan Aragtidooda ugu dhiibtay Iscasilaad la sheegay inuu sameeyay gudoomiyihii Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. War saakay hore soo...

AKHRISO: Taariikhda & Waxqabadkiisii Guddoomiye Jawaari [Guddoomiyihii ugu horeeyay ee ku baxa Mooshin Xukuumadeed]

Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa soo gabagabeeyay muddo 5 sano ka badan oo uu soo ahaa guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo loo doortay sanadkii 2012, kadibna dib loogu doortay 2017. Jawaari ayaa xilka isaga...

Xildhibaano kashifay sababta rasmiga ee Jawaari ku qasabtay inuu is casilo,”Miyaa Lacag la siiyay?

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa siyaabooyin kala duwan uga hadlay iscasilaada Guddoomiyihii Golaha Shacabka Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari. Xildhibaano la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in sakay ay tageen Xarunta Golaha Shacabka si...

KASHIFAAD: Halka Ay Ku Socotay Lacagta Imaaraadka Ee Lagu Qabtay Muqdisho Oo La Ogaaday

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa waxay shalay Muqdisho kasoo dejisay Lacag ku dhow Toban Milyan oo doolar, hase ahaatee gacanta waxaa ku dhigtay dowladda federaalka Soomaaliya. Xog ay heshay Marqaati Online ayaa lagu ogaaday halka rasmiga...

Xulka Wararka