Hadaa tahay qof guurdoon ah oo gabartaan riyadeeda u rumeen kara nala soo xariir.

Marka hore waxaa salaam diiran usoo gudbinayaa warbaahinta guurdoonka ee somali interracial marriage iyo shacabka guurdoonka oo dad badan ka caawiyeen inee dooqooda ku helaan si fudud. Shaqo fican ayaa heesiin runtii wan idiinku...

Anigoo ah Nasro nin guur xalaal rabaan doonayaa

Aniga waxaa lay dhahaa nasro waxan halkaan ka rabaa inaan barto wiil daacad ah jacaylka wax ka yaqaana waxaan ku noolahay dalka India  Facebook igu darso walaalo

Tobanka Wariye Ugu Quruxda Badan Gabdhaha Somalida Top 10 Journalists by

Tobanka Wariye Ugu Quruxda Badan Gabdhaha Somalida Top 10 Journalists by https://youtu.be/_um9Pr2WiCY    

DAAWO: Fannaankii hore Axmed Biif oo Farriin uu la ilmeeyay Dadka Soomaalida uga soo...

Fannaankii hore ee caanka ahaa Axmed Cabdikariin Maxamed (Axmed-biif) oo hore uga baxay fanka ayaa farriin qiiro leh oo uu la ilmeeyay kasoo diray isagoo ku sugan Xaramka barakeysan oo uu Cimro u joogay. Axmed...

DAAWO Subxanallah : Ninkii Xaaskiisa Ku Dilay Kismaayo Oo Wareysi Yaab Leh Lala Yeeshay

Waxaa Magaalada kismaayo maxkamad lasoo taagay askarigii Xaaskiisa dilay,kasoo Maxkamada horteeda kasheegay arin lama filaan ku noqotay dadkii usoo dawasho tagay. Askariga ayaa sheegay inay xaaskiisa isku qabteen dhowr arimo isagoo sheegay inay ka dhago...

Daawo Video : Fanaaniin Caan ah oo Ooyin Afka furtay Kadib Markii Lasoo Sheegay...

Fanaaniinta ugu Caansan Somaliya ayaa soo duubay muqaal Cusub iyagoo Oynaya fariina u diraya Maamulada Somaliland iyo puntland kadib dagaalo culus oo dhawaan ka dhacay deeganka Tukaraq, Fanaaniinta oo Ooyintooda ku Cabiraya dhibaatada ka dhalatay...

DAAWO Subxanallah : Gabar Sheegtay nin Walboo Shukaansado doonaayo inuu Qaawiyo Jirkeeda dhan

Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Gabar somaliyed ayaa talo soo weydiisay Barnaajika ila tali ee ka baxa Tv-ga universal iyadoo gabadhaas sheegtay arrin ka nixisay dadkii daawanayay Tv-ga, Gabadhana ayaa sheegtay in Nin ay...

WAR DEG DEG AH-Maxaa Caawa Ka Cusub Jiidaha Hore ee Tukaraq iyo Ciidamadii Puntland...

Xiisad u dhexaysa ciidanka Soomaaliland iyo kuwa Puntland ayaa weli ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, kaasi oo duleedkiisa ay isku horfadhiyaan muddo saddex bilood ah ciidanka difaaca ee labada dhinac. Ciidamada oo ku...

Daawo Live maxa kala qabsaday Kiin Jamac iyo Ciyaal Xamar

Daawo Live maxa kala qabsaday Kiin Jamac iyo Ciyaal Xamar https://youtu.be/VGRTYODX9PM

DAAWO – 4 QODOB OO XAASKAAGA HADDII AAD KULADHAQANTO AYSAN WALIGEED KU HILMAAMAYN

Qodobadaan waa muhiim , haddii aad ku dhaqanto waa hubaal in xaaskaaga aysan war kugu soocelinaynin, hadaba ku dadaal inaad siday yihiin ugu dhaqanto, muuqaalkaan hoos ka daawo isagoo faahfaahsan. [youtube http://www.youtube.com/watch?v=waFNPLc3m7Q?version=3&rel=1&fs=1&autohide=2&showsearch=0&showinfo=1&iv_load_policy=1&wmode=transparent]

Xulka Wararka