video

AKHRISO-Dowladda Imaaraadka oo War Ka Soo Saartay Lacagtii Lagu Qabtay Muqdisho iyo Cidda Loo...

Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Osmaan Al-Xamaadi ayaa sheegay in lacagta Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku qabteen Magaalada Muqdisho aysan ku socon Safaaradda Imaaraadka ee Muqdisho. Danjire Maxamed waxaa uu sheegay...

QORMO XIISO LEH: Maxaa ka jira in Eden Hazard uu MUSLIM yahay, mase ogtahay...

Qodobkeena Qormada Jimcaha waxaan usbuucan ku soo qaadan doonnaa laacibka Chelsea iyo xulka Belgium Eden Hazard. Eden Michael Hazard wuxuu ku dhashay La Louvière balse wuxuu ku soo bar baaray Braine-le-Comte. Hooyadii Carine iyo aabihii Thierry...

M/weyne Farmaajo oo loo sheegay inuu Talaabo ka qaado Puntland

Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Maamulka Puntland in uu jabiyay qodobo ka mid ah Dastuurka KMG. Waxa uu sheegay in go’aanka ka soo baxay...

Qiso Cajiib Ah NIN Jinni Ah Baa Igu Raxeesto Sida Ninkeeyga Cml U Dareemaa...

Qiso Cajiib Ah NIN Jinni Ah Baa Igu Raxeesto Sida Ninkeeyga Cml U Dareemaa SUBXAANALLAH !!! https://youtu.be/04ioHmzVMUM

Sawirka Dhabta Ee Shaqsiga Ay Is Guursadeen Hodan Cabdiraxman + Deegaanka Uu Ka Soo...

Sawirka Dhabta Ee Shaqsiga Ay Is Guursadeen Hodan Cabdiraxman + Deegaanka Uu Ka Soo Jeedo Iyo Goorta Uu Alta Daaqada Ka Saaray Abdikadir Guled oo ah Aabaha dhalay Wiilka Ayman loo bixiyey ee ay ku...

DEG DEG: Guddiga Doorashada M/weynaha Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshbeeelle oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa doortay 9 xubnood oo ka mid ah xubnaha Baarlamaanka, kuwaasi oo ka shaqeynaya diyaarinta Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle. Dastuurka...

Xaalad Cakiran:-Beesha Habar Gidir Oo Ka Carootay Qaabkii Loola Dhaqmay Mukhtaar Roobow.

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa isku soo dhiibay Dowlada Soomaaliya ka dib wada hadal dhex maray isaga , Maamulka Koonfur Galbeed iyo Dowlada. Qaar kamid ah siyaasiyiinta beesha Habar Gidir ayaa wada ganuunnac...

WAR DEG DEG AH: M/weynihii HIRSHABELLE oo xilkii laga qaaday

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xilkii laga qaaday Madaxweynihii horre ee HIRSHABELLE Cali Cabdullaahi Cosoble oo ay 70 cod xildhibaano ah xilkii uga qadeen. Hoolka shirarka ee magaalada Jowhar ayay shir...

DHIBAATADA AY LEEDAHAY GALMADA DABADA

Cuduro badan ba laga qaada galmada dabada, waliba dhinaca dumarka haddi aan ku horeyno galmada dabadu waxay ku sababta in : 1. Finan ka soo baxaan dabada 2. Isku furan dabada iyo siilka oo isku furma 3....

WAR DEG DEG AH: Faahfaahin ka soo baxaysa Qarax Ismiidaamin ah oo goordhow ruxay...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo goordhow oo caawa ah ka dhacay magaaladda Muqdisho gaar ahaan wadada Maka Al-mukarama. Qaraxan ayaa waxaa lasoo sheegayaa in lala beegsaday Daarta Dahabshiil oo ah dhismo...

Xulka Wararka