Daawo Dhacdo Yaab leh: Nin Maxkamad lasoo taagay Balse ku baxsaday Xubintiisa Taranka

0
8717

dhacdo la yaab leh ayaa waxa ay ka dhex dhacday maxkamad ku taal gobolka Connecticut ee dalkaasi Mareykanka halkaas oo uu eedaysane saarnaa maxkamad uu kula soo baxay xubintiisa taranka oo uu tusay dadka, waxaana Daawo Dhacdo Yaab leh: Nin Maxkamad lasoo taagay Balse ku baxsaday Xubintiisa Tarankadhacdadaasi kadib ay maxkamaddu laashay ama cafisay dacwadii loo haystay eedeysanaha.

Eedeysanaha oo lagu magacaabo Desmond James ayaa waxaa soo eedeysay gabar taas oo sheegtay in uu kufsaday, xubintiisa tarankana ay ka cadahay jirka intiisa kale.

Si uu u cadeeyo in xubintiisa taranka aysan ka cadeyn jirka intiisa kale, waxaa ay maxkamadu ku amartay in uu soo bixiyo xubintiisa taranka si loo arko.

Sawirro horay uu usoo diyaariyay qareenkiisa oo la xiriira xubintiisa taranka ayaa si fiican waxaa looga dhex arki waayay nooca midab ee xubuntiisa taranka.

Markii la arkay xubintiisa taranka in aysan ka nooc duwaneyn jirka intiisa kale ayay maxkamaddu go`aamisan in Desmond uusan aheyn ninka gabadha kufsaday, sidaasna lagu sii daayay.

FARIIN NOO DHAAF