DAAWO VIDEO : Yaa Maamula Buuhoodle Somaliland Mise Puntland & C/Salaan Hareer oo tagay..

0
1081

Barnaamijkani Xiisaha Badan Ayaa TV ga Universal ka Diyaariyey Magaalada Buuhoodle,waxayna ka mid tahay Buuhoodle Magaalooyinka Ugu Istaraatijisan Dalka,waxay Xad La leedahay Soomaaliya Iyo Itoobiya.

Inta Badani Magaalada Buuhoodle Ayaan Aragnaa Iyadoo Lagu Soodhaweynayo Wafdiyo Ka Kala Socda Puntland ,Dowlada Faderalka Soomaaliya Iyo maamulka Soomaliland Inkasta oo Magaaladaasi Soomaliland Ku Fashilantay Inay Gacanta Ku Dhigto.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUQAALKA

FARIIN NOO DHAAF