DAAWO: Yaa Loo Dooran Karaa Kursigii Jawaari iyo Halis u Wajihi Doono Kheyre Hadii ay Dhacdo Hal Arin…

0
585

Kursiga gudoonka golaha shacabka ayaa lagu soo waramaya in siyaasiyiin aan kasoo jeedin beesha u ka dhashay Pr, Jawaari ay isku soo sharaxi karaan Gudoonka golaha shacabka taas oo muran galin karto kursiga R/wasaare Kheyre hadii hawiye u ku guulesto kursiga golaha shacabka sida u shegay Xildhibaan Zakariye.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

FARIIN NOO DHAAF