ARRIN NAXDIN BADAN:Dalkii Labaad oo Dunida kuyaala oo Qudus u aqoonsaday Caasimada Israa’iil

0
350

Dowlada Mareykanka ayaa dhawaan magaalada Qudus u aqoonsatay Caasimada Maamulka Israa’il, waxa ayna Dowlada Mareykanka sheegtay in safaaradooda kutaala magaalada Talaviv u rarayaan magaalada Qudus.

Dalkii Guatemala ayaa ku dhawaaqay in magaalada Qudus u aqoonsan yahay Caasimada Israa’il, waxaana Madaxweynaha dalkaasi shaaciyay in Safaaradooda u rarayaan magaalada Qudus uu muranka ka taagan yahay.

Madaxweynaha dalka Guatemala Jimmy Morales ayaa amray in safaaradood loo raro magaalada Qudus, waxa uuna sheegay in go’aankaasi uu qaatay kadib markii uu la hadlay R/Wasaaraha Israa’il.

FARIIN NOO DHAAF