BREAKING NEWS: Marxuum Siraaji Walaalkiiis oo fariin uso Diray Beesha Habargidir Isagoo Sheegay in Sida ugu…..

0
1082
loading...

Maxamuud cabdulaahi Shiekh Siraaji oo ah Wasiirkii la dilay Walaalkiis, ayaa warbaahinta la hadlay wuxuuna sheegay in sida ugu dhakhsiyaha badan xukunka loogu fuliyo Gacan ku dhiiglihii dilay Wasiir siraaji,

Loading...

Sidoo kale Maxamuud wuxuu sheegay in uu aad uga xun yahay in Warbaahinta ay qorto in lagu qanciyay diya, balse wuxuu sheegay in ay ku qancaan in tiirka lasoo taago si ay uga samraan Wasiirkii la dilay.

Baryihii lasoo dhaafay ayaa waxaa socday banaanbay lagu doonayay in lagu soodaayo Gacan ku dhiigle Dable caydiid oo haatan ku xukuman dil toogasho,

Qoyska uu kasoo jeedo Marxuum Siraaji ayaa marar badan ku cel celshay in aysan marna doonayn inay qaataan diya.

HOOS KA DAAWO

Loading...
Loading...

FARIIN NOO DHAAF