DEG DEG DAAWO: Xildhibaanadda Mooshinka ka keenay RW Kheyre oo La Ogaaday & Dalalka Taageeraya

0
1008
loading...

Tiro kamid ah Xildhibaanadda Barlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney wadaan qorshe ay xilka ugu tuurayaan Raisul Wasaaraha dowladda Soomaaliya iyo Golihiisa Wasiirada.

Loading...

Mooshinkan ayaa soo shaac baxay kadib markii ay xildhibaanada ku kulmeen mid kamid ah hoteeladda ku yaal magaaladda Muqdisho, laakiin waxaa shaki la geliyay awooda ay uleeyihiin iney leeyihiin tirada ay RW Kheyre iyo xukumadiisa ku ridi karaan.

Xildhibaan Goodax Barre oo kamid ah Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in wax micno ah aysan ku fadhin in xiligaan la diyaariyo mooshin hadi warkaas uu jirana uusan aheyn mid weyn.

HOOS KA DAAWO MOOSHINKA RW KHEYRE

Loading...
Loading...

FARIIN NOO DHAAF