Xasbunallah Daawo:Wasiir Cabaas Siraaji oo Xaaskiisa shaacisay Arrin Soomaali badan ka ilmaysiisay..

0
56356

Alaha u naxariiste Wasiirkii la dilay dhowr ayaamood kahor ayaa waxaa isa soo taraya dadka sida duwan uga naxay dilka gardarada ah ee loo gaystay wasiirka la dilay waxaana ka hadlay qaar kamida qoyskiisa iyagoo sheegay in uu ahaa mid ka baxsan bini aadanimada.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Wasiirka la dilay xaaskiisa oo la hadashay warbaahinta ayaa cadaysay sababta loo dilay wasiirka waxayna sheegtay inay diyaar u yihiin in la keeno Maxkamad dadkii dilkaas ka danbeeyay.

Sidoo kale waxaa warbaahinta la hadashay hooyadii dhashay marxuumka la dilay iyadoo ku baaqday in si deg deg ah maxkamad looso taago ragii ka danbeeyay dilkaas.

Ilaa hadda lama keenin askariga dhabta ah ee ka danbeeyay dilkaas waxaana sidaas yiri xaaskii wasiirka la dilay iyadoo indhaheeda ilinta ka qubanayso ay gaaraysay dhulka

FARIIN NOO DHAAF