Xasbunallah Daawo:Wasiir Cabaas Siraaji oo laga shaaciyay arin murugo naftaada kureebi doonto oo ku Aadan….

0
15101

iyadoo dhawaan magaalada muqdisho lagu dilay allaha u naxariistay wasiir Cabaas Siraaji oo ahaa wasiirka howlaha guud iyo guriyeenta kasoo ciidamo dowlada katirsan kudileyn meel aan sidaa oga dheereyn xarunta madaxtooyada.

Mid kamid ah xildhibaanada sida aadka isgu dhawayeen hadana goob qura kuwada noolaayeen ayaa kasheekeeyay dhacdooyin muru badan iyo waxyaabaha oo ku taamaaye wasiirka.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO

Sheekooyinka naxdinta badan ee laga helay dilkii kadib ayaa kamida in siraaji uu ahaa ruux dhalinyaro ah oo aan horay usoo shaqayn wuxuuna lahaa himilooyin badan

Qorshayaasha wasiir Cabaas ayaa ahaa sidii soomaaliya u hormarin lahaa asagoo naftiisa halis badan ugalshay waxaana oo ahaa shaqsi u dhow dhalinyarada soomaaliyeed madaama oo kusoo koray xero qaxooti oo kuyaalo gobolka waqooyi bari  Kenya.

FARIIN NOO DHAAF